Madaxweynaha Puntland oo si weyn loogu soo dhaweeyey degmada Dangoroyo
(July 19, 2024)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa siweyn loogu soo dhoweeyay degmada Dangoroyo ee Gobolka Nugaal. Madaxweynaha Dowladda Puntland M