Madaxweynaha Puntland oo booqday xarunta la socodka Doorashada Puntland

July 24, 2024 - Written by Editor

Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa booqday xarunta la socodka Doorashada Goleyaasha deegaanka ee sadexda degmo ee Garoowe, Dangoroyo iyo Godob-jiiraan oo ku taal hotel Martisoor.

Madaxweynaha oo khudbad ka jeediyey madasha ayaa u mahadceliyay Guddiga Doorashooyinka iyo Howlwadeennada la shaqeeyay, Laamaha Amniga , Warbaahinta iyo Gorjoogtada kala duwan.

——DHAMMAAD—

Xafiiska Warfaafinta Madaxtooyada Dowladda Puntland.

Comments are closed.

Archives
July 2024
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online