Madaxweynaha Puntland oo si weyn loogu soo dhaweeyey degmada Dangoroyo

July 19, 2024 - Written by Editor

Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa siweyn loogu soo dhoweeyay degmada Dangoroyo ee Gobolka Nugaal. Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa siweyn loogu soo dhoweeyay degmada Dangoroyo ee Gobolka Nugaal.

Wafdiga Madaxweynaha waxaa qeyb ka ah Guddoomiye Ku-xigeenka koowaad ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland Mudane Maxamed Baari , Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland Mudane Maxamed Maxamuud Ciise, Xubno ka mid ah Golaha xukuumadda, Guddoomiyaha Gobolka Nugaal , Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada iyo marti sharaf kale.

-DHAMMAAD-

Comments are closed.

Archives
July 2024
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online