Sheekh Maxamuud Shible oo Wareysi Muhiima bixiyey
(August 27, 2024)
Nairobi:-Sheekh Maxamuud Shible oo ka mid ah culumada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Kenya ayaa bixiyey wareysi uu uga hadlayo xaalada Khilaafka Madaahibta" Soomaaliya  gaar ahaan Khilaafka Suufiya
Madaxweynaha JFS oo magacaabay Lataliyaha arrimaha Ciidamada
(August 27, 2024)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Sarreeye Gaas Cabdullaahi Gaafoow Maxamuud in uu noqdo Lataliyaha arrimaha Ciidamada Qalabka Sida ee Ma
Golaha Wasiirrada oo caawa soo saaray Qaraar ku saabsan Canshuuraha iyo Dakhliga Dalka
(August 21, 2024)
Muqdisho, Arbaco, 21 Agoosto 2024:- Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo caawa yeeshay kulan uu guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka So
Taliska Booliska Mudug Gobolka Mudug oo qabtay xukumane ka tirsan Al-shabaab
(August 21, 2024)
Gaalkacyo:-Taliska Qaybta Booliska Mudug Gobolka Mudug oo kaashanaya Laamaha kaladuwan ee amnniga ayaa ku guulaystay inay gacanta kusoo dhigaan Xukumane Shabaab Abdirahman Awal maxamed (Siigayste) kaa
“Dilka badan wax yaabaha sababa iyo sida lagu daaweyn karo “Qeybtii 2aad Sheikh Maxamed Cabdi Umal.
(August 14, 2024)
Nairobi:-Shabakada wararka Halgan.net waxaa ay idiin soo gudbineysaa muxaadaro Muhiim ah oo uu xalay Sheekh Maxamed Cabdi Umal ka jeediyey Masjidka Abubakar Al Sadiiq Ee Magaalada Nairobi waxaana
Madaxweynaha DFS oo kulan la qaatay Madaxweynaha dalka Masar.
(August 14, 2024)
Qaahira:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta shir muhiim ah la yeeshay Madaxweynaha dalka Masar, Mudane Cabdulfataax Al-Siisi. Shirka, oo ka d
Muxaadaro Dilka badan wax yaabaha sababa iyo sida lagu daaweyn karo Qeybtii 1aad Sheikh Maxamed Cabdi Umal .
(August 13, 2024)
Nairobi:-Shabakada wararka Halgan.net waxaa ay idiin soo gudbineysaa muxaadaro Muhiim ah oo uu xalay Sheekh Maxamed Cabdi Umal ka jeediyey Masjidka Abubakar Al Sadiiq Ee Magaalada Nairobi waxaana uu
Madaxweynaha Puntland oo kulan la qaatay qeybaha kala duwan ee bulshada Gaalkacyo.
(August 11, 2024)
Gaalkacyo:-Kulanka Madaxweynaha iyo Dadweynaha ayaa ahaa kulan is-xog-wareysi shacabkuna fursad u heleen in ay Madaxweynaha weydiinayeen su’aalo dhanka siyaasadda ah iyo kuwo ku saabsan qorshaha ho
Khudbadii Jimcaha Ee Masjidka Abubakar Al sadiiq Nairobi Sheekh Maxamed Cabdi Umal
(August 9, 2024)
Nairobi:-Nairobi:-Waxaan idinka soo gudbineynaa Khudbadii Jimacaha Masjidka Abu Bakar ee magaalada Nairobi waxaana Khudbada jeediyey Sheekh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah waxaana uu khudbadiisa uga
Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo daah furay todobaadka Naasnuujinta.
(August 4, 2024)
Garoowe:-Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa daahfuray todobaadka Naasnuujinta, sidoo kale Madaxweyne Ku-xigeenka ayaa Xarunta Wasaaradda Caafimaadka ka dhag

Next Page »