Ciidanka Booliska Puntland oo gacanta ku soo dhigay eedaysane Maxamed Abshir Muuse
(August 1, 2024)
Boosaaso:-Ciidanka Amniga Puntland oo kaashanaya odayaasha beesha eedaysane Maxamed Abshir Muuse oo Magaalada Boosaaso horay ugu dilay 29-July-2024 Alle ha u naxariistee guddoomiye kuxigeenkii maamul