Sheekh Maxamuud Shible oo Wareysi Muhiima bixiyey
(August 27, 2024)
Nairobi:-Sheekh Maxamuud Shible oo ka mid ah culumada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Kenya ayaa bixiyey wareysi uu uga hadlayo xaalada Khilaafka Madaahibta" Soomaaliya  gaar ahaan Khilaafka Suufiya
Madaxweynaha JFS oo magacaabay Lataliyaha arrimaha Ciidamada
(August 27, 2024)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Sarreeye Gaas Cabdullaahi Gaafoow Maxamuud in uu noqdo Lataliyaha arrimaha Ciidamada Qalabka Sida ee Ma