Taliska Booliska Mudug Gobolka Mudug oo qabtay xukumane ka tirsan Al-shabaab

August 21, 2024 - Written by Editor

Gaalkacyo:-Taliska Qaybta Booliska Mudug Gobolka Mudug oo kaashanaya Laamaha kaladuwan ee amnniga ayaa ku guulaystay inay gacanta kusoo dhigaan Xukumane Shabaab Abdirahman Awal maxamed (Siigayste) kaa soo kamid ahaa 3 maxbuus oo baxsad ahayd horayna u dilay haldoor badan oo kamid ahaa Gobalka.

Taliye Kuxigeenka Qeybta Booliska Gobolka Mudug Gaashaanle Dhexe, Cabdi Siciid Xuseen Jamac (Koomaad) ayaana ku wareejiyay Xabsiga weyn ee Magalada Gaalkacyo.

Qofkii nalawadaaga xogtooda iyo meel ay ku suganyihiin waxa uu abaal marin u helayaa lacag dhan 20,000 iyadoo aan cidna ogaan xogtiisa gaarka ah.

Taliska Qaybta Booliiska Gobalka Mudug
Lasoo Xariir taleefoon Golis ah ”0905500000”
haddii aad dareentid khatar amni,
Si dagdag ah ayaa lagaaga jawaabayaa
mahadsanidiin.

Leave a comment

*

Archives
August 2024
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online