Madaxweynaha ku xigeenka Puntland oo shir gudoomiyey Shirka Golaha Wasiirada
(October 12, 2024)
Garoowe :-Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane H.E Ilyas Osman Lugatoor, ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada oo Todobaadkan looga hadlay Amni