Madaxweyne ku xigeenka Puntland ka qeybgalay kulan lagu soo bandhiggayo wax-ka-bedelka Xeerka Warbaahinta Puntland
(October 19, 2024)
Garoowe:-Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyaas Osman Lugatoor, ayaa maanta ka qeybgalay kulan lagu soo bandhiggayo wax-ka-bedelka Xeerka Warbaahi
Madaxweynaha JFS iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Kampala
(October 19, 2024)
Kampala:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda, halkaas oo ay uga billaabata
Jamaacada Al-Ictisaam Bil Kitaabi Wassunnah oo ka tacsiyeysay geerida Yahya Sinwar
(October 19, 2024)
Muqdisho:-Jamaacada Al-Ictisaam Bil Kitaabi Wassunnah ayaa ka tacsiyeysay geerida ku timid alaha u naxariisto Yahya Sinwar hogaamiyihii garabka milatari ee Ururka Xamaas kaas oo ku shahiiday dagaal u