Madaxweyne Deni oo la kulmay Xildhibaanada Puntland ku metela labada Aqal ee Baarlamaanka JFS.
(October 26, 2024)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa caawa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Xildhi
Madaxweynaha DFS oo ka qeyb galay munaasabada Markabka ORUC REIS oo baaris ku sameynaya shidaalka dalka
(October 26, 2024)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kaga qeybgalay Dekedda Muqdisho munaasabad lagu soo dhaweynayey Markabka ORUC REIS oo baaris ku sameynaya sh
Madaxweynaha Puntlanduu maanta furay kal-fadhiga 55-aad ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland.
(October 26, 2024)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa maanta furay kal-fadhiga 55-aad ee Golaha Wa