Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada Puntland
November 14, 2024 - Written by EditorGaroowe:-Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane H.E Ilyas Osman Lugatoor ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada oo todobaadkan looga hadlay Amniga, Sida ay u socoto Fariisinta Goleyaasha Deegaanka degmooyinka Gobolka Nugaal, Daraasada Biyo- saarista Gaalkacyo , Xogta Caafimaadka Puntland, Diyaargarowga Shirka Deegaanka Puntland iyo qodobo kale.
——–Dhamaad——
M_M Deeq
Garoowe