Madaxweynaha Koonfur Galbeed Aqalka Madaxtooyada Baydhabo ku qaabilay Ketema Haile Minuta
(March 2, 2025)
Baydhabo:-Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Aqalka Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay Ketema Haile Minuta, oo ah ku simaha Safiirka Dowl