Madaxweynaha Puntland oo kulan la qaatay Nabadoonnada iyo Cuqaasha Gobolka Bari
(March 9, 2025)
Boosaaso:-Madaxweynaha Dowladda Puntland H.E Said Abdullahi Deni ayaa maanta kulan la qaatay Nabadoonnada iyo Cuqaasha Gobolka Bari, Kulanka oo ka dhacay qeybta shirarka ee xarunta Gobolka Bari waxaa