Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland oo kormeer ku yimid Kulliyadda Tababarka Booliska ee Carmo.
(March 15, 2025)
Carmo:-Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland, Sarreeye Guuto Muumin Cabdi Shire, oo safar shaqo ku yimid degmada Carmo, ayaa maanta kormeeray Kulliyadda Tababarka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee Car