Madaxweynaha Puntland oo qaabilay Ergayga QM Soomaaliya James Swan.
(March 16, 2025)
Boosaaso:-Madaxweynaha Dowladda Puntland H.E Said Abdullahi Deni ayaa maanta qaabilay Ergayga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya James Swan iyo wafdi uu hoggaaminayo, Kulanka waxaa ka qeybgalay xubno ka