Gudoomiyaha Baarlamaanka JFS oo ka hadlay sababta uu isku casilay.[ Video]
April 12, 2018 - Written by EditorMuqdisho:-Gudoomiyahii Golaha Shacabka Prof. Jawaari ayaa maanta Khudbad uu kaga hadlayo sababihii keenay in iscasiladiisa ka hor jeediyay Xildhibaanada Golaha Shacabka Gudoomiyahii Golaha Shacabka Prof. Maxamed Sh Osman Jawaari ayaa sheegay in maanta aysan jirin qof ama koox guuleysatay balse lawada guulaysatay isagoona xusay in sharciyadu tahay mida guulaysatay.
Hoos ka daawo gudoomiyaha Baarlamaanka oo ka hadlay is casilaadiisa.
A/cawaale
Halgan.net