Madaxweynaha ku xigeenka Puntland oo shir gudoomiyey Shirka Golaha Wasiirada

October 12, 2024 - Written by Editor

Garoowe :-Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane H.E Ilyas Osman Lugatoor, ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada oo Todobaadkan looga hadlay Amniga Guud,

Sida ay u socoto dib-u-eegista iyo qiimeynta Qorshihii horumarinta Puntland 2019-2024, Warbixinta Safarkii Wafdiga Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland ku tageen Europe, Warbixinta Safaradii Goleyaasha Dowladda ee Mudug, Sanaag iyo Haylaan iyo qodobo kale .

——–Dhamaad——

Halgan.net
Garoowe

Leave a comment

*

Archives
October 2024
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online