Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo qaabilay wefti ka socday Hay’adda UNHCR

November 6, 2024 - Written by Editor

Garoowe:-Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Ilyaas Osman Lugatoor ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wefti ka socday Hay’adda UNHCR oo uu hogaaminayey Madaxa Hay’adda ee xafiiska Puntland Mr. Xhemil Shahu.

Kulanka ayaa looga hadlay xal u helidda iyo maaraynta qulqulka muhaajiriinta ka imaanaya dalalka Yemen iyo Itoobiya, dib u dejinta dadka Soomaaliyeed ee dalka gudihiisa muddada dheer barakacayaasha ku ahaa, dar-dargelinta Barnaamijka Xalka Waara iyo xoojinta wadashaqaynta Hay’addaha Dowladda iyo UNHCR.

Kulanka waxa ka qayb galay Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Mudane Maxamed Jaamac Cabdiraxmaan iyo masuuliyiin kale .

=DHAMMAAD=

Comments are closed.

Archives
November 2024
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online