Madaxweyne ku xigeenka Jubaland oo ka hadlay Khilaafka DFS iyo Jubaland.
December 4, 2024 - Written by EditorMadaxweyne ku xigeenka 1aad ee Dowladda Jubaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa ka warbixiyay xaalada guud ee Jubaland iyo duulaanka gardarada ah ee Dowladda Federaalka ay ku burburinayso jiritaanka hay’addaha Dowliga ah ee Jubaland.
Madaxweynaha ayaa sheegay in Ciidamada laga soo daldalayo furimaha dagaalka ee la keenay deegaan nabdoon oo dhib uuna ka jirin ujeedada laga leeyahay ay tahay in wiilal Soomaaliyeed ay is dilaan taas oo maanta loo baahan yahay inay ka joogsadaan hogaanka Dowladda Federaalka ah.
——Dhamaad—-