Madaxweynaha Puntland oo kulan xog wareysi ah la qaatay Saraakiisha Ciidamada Puntland.
March 18, 2025 - Written by EditorMadaxweynaha Dowladda Puntland H.E Said Abdullahi Deni, oo uu weheliyo Guddoomiye Ku-xigeenka Golaha Wakiillada Mudane Maxamed Baari Shire, ayaa kulan ku saabsan dardargelinta Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland ee ka socda Calmiskaad la qaatay Saraakiisha Ciidamada Difaaca Puntland iyo Guddiyada ka shaqeynaya hawlgalka socda.
——Dhamaad—