Madaxweynaha dowllad Puntland C/raxmaan Maxmed Maxmuud Faroole oo gaaray Qardho

April 28, 2011 - Written by

Qardho:-Madaxweynaha Puntland iyo wafdi uu horkacyo ayaa goordhaweyd gaaray Degmada Qardho ee xarunta gobalka Karkaar madaxweynaha Puntland ayaa socdaalkiisa waxaa ku weheliya wasiiro Xildhibaano iyo saraakiil ciidan.

Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Faroole ayaa waxaa si weyn u soo dhaweeyey Qardho dadweyno tiro badan iyo maamulka gobolka iyo kan degmada

Wafdiga Madaxweynaha ayaa kulamo la qaadan doona Isimada Cuqaasha iyo madax gobolka iyo kan degmada Qardho waxaana ay ka wada hadli doonaan xooginta amaanka .

Warar aan wili la hubin ayaa sheegaya in wafdiga Madaxweynaha uu socdaal ku tagi doono magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug oo ay mashaqo ka dhacday maalintii shalay.

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
April 2011
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online