Shirkii Sanad laha ahaa ee Golaha Isutaga Masaajida ee W/Mareykanka oo maanta Furmaya
April 29, 2011 - Written byPHOENIX:-Maalinta bari ah oo maalin jimco ah, kuna beegan April,29/2011waxaa si rasmi ah uga furmaya magaalada phoenix,az,ee wadanka maraykanka shirkii sanadlaha ahaa ee ay isugu imaan jireen golaha isutaga masaajida ee w/maraykanka,shirkaase oo uu soo qaban qaabin jiray golaha.
Shirka sanadkan ayaa waxaa ka soo qayb galaayo 18 masaajid,oo ka mid ah masaajida ku midaysan golaha iimaamyada ee w/maraykanka(The north American Council Of Somali Imams).kana imaanayo gobalada kala duwan ee maraykanka,iyadoo ay isugu imaanayaan maamulayaasha masaajida iyo imaamyada masaajida,culimada kulankan ka soo qayb galayso ayaa tiradoodo dhantahay ugu yaraan 50 meeyo,sidoo kale waxaa ka soo qayb galaayo shirka marti sharaf lagu maamuusay shirka,oo isugu jiro bulshada qaybaheeda kala duwan.
Golaha isutaga masaajida ayaa sanadkan wuxuu diirada ku saarayaa kalfadhigiisa,arimo badan oo wax tar uleh bulshada muslimka ah eek u nool w/maraykanka,gaar ahaan jaaliyada soo maaliyeed.
Gaar ahaan wuxuu xooga saarayaa goluhu sidii loo hormarin lahaa dacwada saxiixa ah ee illaah iyo rasuulkiisa ayu jedeeyeen .
Wixii faah faahin intaa dheer kala xiriir madaxa fulinta golaha isutaga masajida ee w/maraykanka.
Sheikh C/llahi Abul-fadli.
Tell:-612-870-0665.
PHOENIX:-Maalinta bari ah oo maalin jimco ah, kuna beegan April,29/2011waxaa si rasmi ah uga furmaya magaalada phoenix,az,ee wadanka maraykanka shirkii sanadlaha ahaa ee ay isugu imaan jireen golaha isutaga masaajida ee w/maraykanka,shirkaase oo uu soo qaban qaabin jiray golaha.