Shirka dib-u-heshiisiinta gobalada Jubbooyinka iyo Gedo oo birito la soo afmeerayo

November 5, 2013 - Written by Editor

shirMuqdisho:-Shirka dib-u-heshiisiinta gobalada Jubbooyinka iyo Gedo ayaa lagu wadaa in maalinta birito ah lagu soo gabagabeeyo magaalada Muqdisho ka dib markii uu dib u dhacay warmurtiyeed laga soo saari lahaa  shirka galabta.Wasiir ku-xigeenka wasaaradda warfaafinta DFS Cabdishakuur Cali Mire ayaa sheegay in shirka  lagu waday in galabta la soo afmeero balse uu  dib-u-dhacay  cillad farsamo awgeed.

Cabdishakuur Cali Mire Wasiir ku-xigeenka wasaaradda warfaafinta DFS ayaa sheegay in maalinta birito ah la soo gabagabeeyn doono  Shirka dib-u-heshiisiinta gobalada Jubbooyinka iyo Gedo waxaana ka soo qeyb gali doona xaflada Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafuud ka socota beesha Caalamka.

Shirka dib-u-heshiisiinta gobalada Jubbooyinka iyo Gedo ayaa waxaa la filayaa in laga soo saaro warmurtiyeed ay u dhan yihiin DFS iyo Maamulka KMG ee Jubba.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
November 2013
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online