Culimada Puntland oo codsi u diray shacabka Soomaaliyeed kana codsaday Gurmad(Dhageyso)

November 12, 2013 - Written by Editor

DSC00180 - CopyBoosaaso:-Sh.Axmed Daahir oo ka mid ah Culumada waaweyn ee Soomaaliya oo xalay ka hadlay Masjidka Rowda ee magaalada Boosaaso ayaa baaq deg deg ah u jeediyey bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dibada iyo dalka Soomaaliya si ay gargaar deg deg ah ugu fidiyeen dadka walaalahood ah oo roobabka dabaylaha iyo duufaanada wata ay ku dhufteen.

Sheekh Daahir Aw-Cabdi ayaa sidoo kale baaq u diray umada Soomaaliyeed isagoo ugu baaqay in ay alle u toobad keenaad kana fogaadaan xumaad gurmada deg deg ahna ay u fidiyaan walaalahod muslinka ah ee u baahan in la caawiyo.

Hoos ka Dhagayso Sh Axmed Daahir

Halkaan ka Dhagayo Sh Daahir Aw- Cabdi

Sheekh Cabdi Qani Qorane ayaa sidoo kale kacodsaday walaalaha Soomaaliyeed in ay gargaar degdeg ah u fidiyaan dadka reerguuraaga oo ay dabeylaha iyo duufaanka ku dhufteen.

Hoos Ka Dhageyso Baaqa Sheekh Cabdi Qani Qorane

Sheekh Maxamuud Xaji Yuusuf  ayaa codkiisa ku biirieyey culumada baaqa u jeedisay Umada Soomaaliyeed waxaana uu xeeldheeraaday dhibaatada ku habsatay shacabka ku nool deegaanada Puntland gaar ahaan kuwa xiga xeebaha Puntland.

Hoos Ka Dhageyso Baaqa Sheekh Maxamuud Xaji Yuuusuf

Musasat Al-Minhaaj
Halgan.net
Boosaaso

 

Leave a comment

*

Archives
November 2013
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online