Khudbadii Jimce ee Masjidka Abu bakar ee Sh Maxamed Cabdi Umal (Dhageyso)

November 15, 2013 - Written by Editor

umul-Nairobi:-Khudbadii Jimce ee maanta ayaa dhamaan Masaajida ku yaal xaafada Islii iyo Nairobi waxaa ay si weyn culumada ugu booriyeen umada Muslinka ee ku dhaqan Kenya in ay garab istaagaan walaalahood ay duufaanada ku dhufteen ee ku nool deegaanada Puntland. Sh.Maxamed Cabdi Umal oo khudbadii maanta ka jeediyey Masjidka Abu Bakar ee magaalada Nairobi waxaa uu kaga hadlay masiibada ka dhacay dalka Filibin iyo deegaanada Puntland waxaana uu sheegay in umad badan ku dhinteen gaar kalena ay ku ceyrtoobeen.

Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa sheegay in dhibaatada heysata maanta umada Islaamka gaar ahaan duufaanada ku dhuftay deegaano ka tirsan Puntland ay sabab u tahay dunuubta ay galayaan Muslinka waxaana uu ugu baaqay in si degdeg ah ay uga towbad keenaan rabigoodana ay u laabtaan.

Hoos Ka Dhageyso Khudbadii maanta Ee Masjidka Abu Bakar Sheekh Maxamed Cabdi Umal

Yaasiin Cabdi Ahmed
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
November 2013
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online