Madaxwaynaha Puntland oo ka hadlay fatahaada wabiga Shabelle iyo duufaantii 03A

November 28, 2013 - Written by Editor

FAROOLEGaroowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiraxman Maxamed Faroole ayaa waxaa uu ka hadlay khasaarihii ay geysteen  duufaantii ka dhacday Puntland  isaga oo u mahad celiyey dhamaan gudiga Gurmadka ee deegaanada Puntland.

Madaxweynaha ayaa wareysi gaar ah uu siiyey Idaacada Afka Soomaaliga ee BBC-da waxaana uu sheegay in khasaaraha ugu badan duuufaanada ka dhacay Puntland ay u geysteen Eyl, Bayla iyo Dangorayo.

Madaxweynaha Puntland ayaa ugu baaqay in shacabka ku xoolo beelay duufaanada loo xoolo gooyo wuxuuna si gaar ah ugu mahad celiyey wadamada Gurmadka la soo gaaray Puntland sida Ethiopia. Jabuuti iyo Imaaraadka Carabta  Turkiga  iyo hay,daha WFP iyo ICRC.

Madaxweynaha Puntland  Dr. Cabdiraxman Maxamed Faroole ayaa waxaa uu ka hadlay sidoo kale khasaaraha uu geystay fatahaada webiga Shabeele isaga oo tacsi u diray dhamaan dadkii ku dhintay.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
November 2013
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online