Khudbadii jimcaha iyo kalimadii Sheikh Maxamuud Xaaji Yuusuf(Dhageyso)
April 26, 2014 - Written by EditorGaroowe:-Sheekh Maxamuud Xaaji Yuusuf oo ka mida culimada soomaaliyeed ayaa khudbadii jumcaha ee masjidka weyn Allhuda caasimada puntland ee magalada Garowe waxaa tacliiq dhinacyo badan taabnaya uu kaga hadlay arimo badan oo bulshada Soomaaliyeed ubaahnaayeen. Waxaana sheekhu kahadlay allah kacabsiga oo sheekhu ku tilmaamay qofku haduunan u hogaan samin wixii eebe u abuuray in uu yahay sidii rati dabarkii laga furay.
Sidoo kale waxaa sheekhu ka hadlay dadka lamarin habaabiyo waxaana sheekhu isagoo xiganaya khudbadii khadiibku soo jeediyay Sheikh Cabdi Naasir waxaana uu sheekhu ka hadlay dadka roobla,aantu hayso oo aan hadana allah xasuusanayn ee u barooranaya cid aan ahayn allaah waxaana sheekhu sidoo kale ka hadlay dadka sida khaldan u gowraca xoolaha iyo kuwa silic biryeeya waxaana sheekhu ugu baaqay in ay allah ka cabsadaan hadii kale ay u diyaar garoobaan cawaaqib xumada aakhiro iyo aduunba uu lakulmayo
Hoos kadhagayso Khudbadii jimcaha iyo kalimadii Sheikh Maxamuud Xaaji Yuusuf
[audio:https://www.halgan.net/Mp3/Xaji.MP3]Ama Halkan Mp3
Radio Al-Xikma
Garoowe