Sh.Abubakar Shariff oo caawa lagu toogtay magaalada Mombaza ee dalka Kenya (Daawo)
(April 1, 2014)
Nairobi:-Wararka ka imaanaya magaalada Mombaza ee dalka Kenya ayaa sheegaya in koox hubeysan ay dileen allaha u naxariistee Sh.Abubakar Shariff uu ku magac dheeraa (Makaburi) waxaana uu ka mid ahaa cu
657 Soomali ah oo xabsiga la dhigay ka dib qaraxyadii xalay ka dhacay Xaafada Islii.
(April 1, 2014)
Nairobi:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Nairobi gaar ahaan xaafada Islii ayaa sheegaya  in ka badan 657 Soomaali ah xabsiga la dhigay ka dib qaraxyadii xalay ka dhacay xaafada Islii Ciidamada
Golaha Baarlamaanka Dalka Britain oo u Codeeyey Joojinta Qaadka (VIDEO)
(April 1, 2014)
London:-Baarlamaanka Dalka Britain ayaa aqlabiyad ugu codeeyey in dalka Britain laga joojiyo mukhaadaraadka qaadka waxaana arinkaas si weyn u soo dhaweeyey waxgaradka jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaq
Ra’iisul Wasaaraha DFS oo Muqdisho kula kulmay wakiilo ka socdey G7+
(April 1, 2014)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta la shiray xubnaha kooxda G7+ oo ah deeq bixiyeyaasha ugu muhiimsan ee bixiya dhaqaalaha
Madaxweynaha Puntland oo maanta xafiiskiisa ku qaabilay saraakiil ka tirsan UNISOM.[Masawiro]
(April 1, 2014)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. C/weli Max’ed Cali Gaas ayaa xafiiskiisa Garowe ku qaabilay masuuliyiin ka tirsan UNISOM, waxayna si qoto dheer uga wada hadleen arrimaha dimuqraadiyaynta
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya oo dib ugu soo laabtay Muqdisho
(April 1, 2014)
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xassan Sheekh.Maxamuud ayaa saaka dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ka dib markii uu labo maalmood oo safar ugu maqnaa magaalada Beydhabo xarunta Gobol
Dawladda Federaalka Soomaaliya oo sheegtay in ay qabteen Saraakiil Amniyaat ah [Dhagayso]
(April 1, 2014)
Muqdisho:-Wasiir ku xigeenka Amniga ee dawladda Soomaaliya Ibraahim Isaaq Yarow ayaa idaacadda VOA u sheegay in ciidamada dawladda ay bishan gudaheega sameeyeen 13 hawl gal kuwaasi oo 12 ka mid ah lag