Ciidamo ka tirsan DFS oo ku dagaalamay Deegaanka Ceelcade ee gobalka Sh/Dhexe.
(April 5, 2014)
Ceelcade:-Wararka ka imaanaya  Deegaanka Ceelcade ee Gobalka Shabeelaha Dhexe, ayaa sheegaya in maanta dagaal culus uu ku dhexmaray deegaanka Ceelcade ciidamo ka wada tirsan DFS waxaana uu dagaalku s
Raafkii ugu balaarna oo saaka ka socda xaafadda Islii ee magaalada Nairobi.
(April 5, 2014)
Nairobi:-Saaka markii waagu baryay ayaa laga soo bilaabo xaafadda Section 3 , waxaa soo galay ciidamo aad u badan, kuwaasoo gur walba galayay, waxaana ay baarayeen qolalka, waxaana dad badan noo xaqii
Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Puntland oo gaaray magaalada Gaalkacyo
(April 5, 2014)
Gaalkacyo:-Wafdi hordhac ah oo ka tirsan Golaha wasiirada ee Puntland ayaa maanta gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug waxaana si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Gaalkacyo. Wafdig
Sheekh Muxamed Qudub oo ku geeriyooday dalka Sacuudi Carabiya
(April 5, 2014)
Jeddah:-Sheekh Muxamed Qudub  alaha u naxariisto ayaa shalay ku geeriyooday magaalada Jeddah e e dalka Sacuudi Carabiya  Sheekha ayaa in mudo ah xanuunsanaa waxaana uu ahaa 97 jir. Sheekh Muxamed