Mutamarkii 1aad ee Al-irshaad ee dhalinyarada Uk oo ka dhacay London.[Masawiro]
(April 22, 2014)
London:-Waxaa lagu qabtay bariga London 20 April 2014 Mu,tamarkii 1aad ee dhalinyarada , waxaa ka soo qayb galay boqolaal dhalin yaro ah iyo waalidiintood. Mutamarka dhalinyarad ayaa waxaa uu ahaa mid
Madaxweynaha Puntland oo dib ugu soo laabtay magaalada Gaalkacyo.[Masawiro]
(April 22, 2014)
Gaalkacyo:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Max’ed Cali Gaas iyo wafdigii balaarnaa ee uu hogaaminayay oo dhowaanahay booqashooyin ku marayay deegaanada GODOD, CEEL-BERDAALE, BUUBI, JIRI
Socdaalkii Madaxweyne Gaas Deegaanada Garacad Iyo Towfiiq.[Masawiro]
(April 22, 2014)
Garacad:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdi-weli Max’ed Cali Gaas iyo wafdi ballaaran oo uu horkacayo ayaa dhowaaahan safaro kala duwan ku marayay deegaanada Gobolka Mudug, ayaa booqasho ku ta
Golaha Wasiiradda DFS oo dood ka yeeshay samaynta maamul goboleedyada
(April 22, 2014)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdiweli sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta shir guddoomiyey kulan aan caadi ahayn oo Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalk
Maamulka Gobolka Nugaal oo ka digay in la qabto shirar aysan la socon u jeedkiisa.[Dhagayso]
(April 22, 2014)
Garoowe:-Guddoomiyaha Gobolka Nugaal Cabdiqani Xaashi Carab oo ka qayb galay shir looga hadlayey amniga ayaa waxaa uu ka digay in la qabto shirar aysan la socon ama ogolaansho looga haysan maamulka Go
Madaxweynaha dalka Burundi, H.E. Pierre Nkurunziza oo Muqdisho Yimid.[Masawiro]
(April 22, 2014)
Mogadishu‬,Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Somalia Mudane Xasan Sh. Maxamud ayaa maanta soo dhoweeyey Madaxweynaha Brundi, H.E. Pierre Nkurunziza, oo uu yiri “Ciidanka Burundi ee AMISOM waxe
Xildhibaan ka tirsanaa Baarlamaanka DFS oo lagu dilay Muqdisho
(April 22, 2014)
Muqdisho:-Waxaa saaka mar kale lagu dilay magaalada Muqdisho Xildhibaan ka tirsanaa Baarlamaan ka Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya oo lagu magacaabo Cabdicasiis Isaaq Mursal xili la sheegay in uu