Axmed Cismaan Keenadiid oo xalay ku geeriyooday magaalada Qardho

July 1, 2014 - Written by Editor

tacsiQardho:-Allaha u naxariistee waxaa xalay ku geeriyooday magaalada Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar Adeer Axmed Cismaan Keenadiid waxaana lagu wargeli nayaa dhamaan qoyska reer Keenadiid iyo Ehelkaba meel walb oo ay joogaan. Adeer Axmed Cismaan Keenadiid ayaa isla maanta waxaa lagu aasay magaalada Qardho.Waxaa si gaar ah tacsi ugu diraynaa Eedo Jawaahir Xassan Aw-Muuse oo ah marwadii  Adeer Axmed Cismaan Keenadiid. Waxaa sidoo kale tacsi u dirayaa dhamaan Ilmo Axmed Cismaan Keenadiid iyo reer Keenadiid meel walba oo ay dunida ka joogaan.

Alle waxaan uga baryeynaa in Adeer Axmed Cismaan Keenadiid uu janadii fardowso geliyo Eheladii iyo Qaraabadiina uu ka siiyo samir iyo Iimaan Aaaaaaaaaaaamiin.

 

Maamulka Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
July 2014
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online