Khudbadii Jimce ee Masjidka Al-shaafici ee magaalada Johannesburg Sh Qaasim Cabdi Hayaan [Video]

August 3, 2014 - Written by Editor

masjidJohannesburg :-Waxaa khudbadii Jimce ka jeediyey Masjidka Al-shaafici ee magaalada Johannesburg  Sh Qaasim Cabdi Hayaan oo ka mid ah culimada iyo ducaada ku nool hadda  Johannesburg ,  Sh Qaasim ayaa waxaa uu khudbadiisa uu uga hadlay ”Maxaa xiga Ramadaanka ka dib.” Sh Qaasim Cabdi Hayaan ayaa swaxaa uu ka mid ahaa ducaadii magaalada Gaalkacyo markii danbena waxaa uu ka shaqayn jiray Macaahida Sharicga ee magaalada Garoowe.

Hoos ka Daawo Khudbadii JImce ee uu Sh Qaasim ka jeediyey Masjidka Al-shaafici ee magaalada Johannesburg

Maxamed Aadan Abdile
Johannesburg  , Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
August 2014
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online