Wasiirkii hore ee waxbarashadda DGPL oo ka hadlay shaqaaqadii ka dhacday xarunta Puntland TV.[Dhagayso]

August 10, 2014 - Written by Editor

DSC069051Garoowe:-Wasiirkii hore ee wasaradda waxbarashada dowladda Puntland Cabdi Faarax Siciid Juxa ayaa waraysi gaar ah siiyay maanta Radio Daljir waxaa uu uga hadlay shaqaaqadii ay qaar ka mid ah ciidamad Puntland ay ka sameeyeen xarunta Puntland Tv arrinkaas oo ka caraysiisay Issimada , Waxgaradka Gobolka Nugaal. Wasiirkii hore ee wasaaradda waxbarashada dowladda Puntland Cabdi Faarax Siciid Juxa ayaa ugu baaqay shacabka Puntland isku duubni iyo in la ilaaliyo nabadgelyadda iyo in madaxda dowladda Puntland lala shaqeeyo.

Wasiirkii hore ee wasaradda waxbarashada dowladda Puntland Cabdi Faarax Siciid Juxa ayaa ku tilmaamay falkii lagu carqaladeeyey xarunta Puntland Tv mid wax u dhintay sharafta dowladdnimo iyo weliba sharafta caasimada Puntland ee Garoowe oo dadka ku nool lagu yaqaan ilaalinta isku duubnida iyo hirgelinta dowladdnimada, Wasiirka ayaa waxaa kale oo uu ugu baaqay madaxda dowladda Puntland in wixii tabasho ah si hoose ay u eegto si xal waara loo wada gaaro.

Hoos ka dhagayso Waraysiga oo Radio Daljir ee uu qaaday WariyeMaxamed Cabdilaahi Cali Kooshin.

[audio:http://k007.kiwi6.com/hotlink/njxjj88lpu/juxa.mp3]

Halkaan ka Dhagayso Mp3

 

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
August 2014
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online