Duruus Online
Muxaadarda Tawasulka Sh.C /Naasir Xaaji Axmed Lasanod.[Video](September 9, 2015)
Laascaanood:-Waxaa haddii Alle idmo aan idiin soo gudbinayanaa caawa muxaadaro qiimo badan oo ku saabsan TAWA SULKA , Tawasulka oo ka mid ah waxyaabaha sida khaldan loo fahmo ayaa Micnihiisu yahay in Noqo mid anfaca Bulshada dhexdeeda Sh.Maxamed Cabdi Umal [Daawo]
(September 5, 2015)
Nairobi:-Waxaa idiin soo gudbineynaa muxaadarada uu Sh.Maxamed Cabdi Umal ka jeediyey Masjidka Abu Bakar Al-sadiiq ee magaalada Nairobi ,Sh. Maxamed Cabdi Umal ayaa waxaa uu muxaadaradiisa cinwaan uga Cilmiga iyo sida Quraanku uga waramay Sh Dr Maxamuud Hoori (Daawo)
(September 2, 2015)
London:-Waxaan idiin soo gudbineynaa muxaadaradii 1aad ee Sheekh Dr Maxamuud Hoori uu ka jeediyey Mutamrkii Islaamiga ahaa oo ay hurmuudka ka ahayd Mu'ssadda Al-Irshaad kaas oo lagu qabtay dalka Uk.

(August 10, 2015)
Oslo:-Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan dadweynihii la socday Tafsiirka qu,aanka ee uu ka akhrin jiray Sh.Cali Maxamed Saalax masjidka Al-Tawfiiq si live ah looga daawan karo Halgan.net waxaana Tafsiir ka

(July 16, 2015)
Oslo:-Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan dadweynihii la socday Tafsiirka qu,aanka ee uu ka akhrin jiray Sh.Cali Maxamed Saalax masjidka Al-Tawfiiq si live ah looga daawan karo Halgan.net ka dib markii cila

(June 18, 2015)
Laascaanood:-Sheekh. Maxamuud Maxamed Xaliike oo ka mid ah Culimada waaweyn ee gobolka Sool , ayaa muxaadaro qiimo badan galay , Muxaadaradan oo ku saabsanyd soo dhawaynta bisha Ramadaan , iyo u diyaa

(May 2, 2015)
Garowe:-Sh.Dr.Bashiir Axmed Salad Iyo Dr.C/rizaaq Maxmauud Takar ayaa waxay xalay ka jeediyeen Masjidka Al-Huda Magaalda Garowe labo Muxaadaro oo aad u qiimi badan waxayna labada sheekh darsigooda soo

(May 1, 2015)
Garowe:-Waxaa xalay oo jimca ahayd kadhacday masjidka Al-Huda magaalada Garowe Muxaadaro aad u qiimi badan waxaana soo jeedshay Culimo uu hogaaminayay Caalimka Soomaaliyeed Sh.Cali Warsame waxaana she

(April 30, 2015)
Denmark:-Waxaan Idiin soo gudbineynaa kitaabka Sharxul Laamiyatu Ibnu Wardi oo lagu tarjumay luqada Afka Soomaaliga si looga wada faa,ideysto waxaana tarjumay oo na soo gaarsiiyey Sh Mahad Daahir Abu

(March 5, 2015)
Nairobi:-Sh. Shibli iyo qaar ka mid ah aqoonyahanka Soomaalida Nairobi ayaa kulan muhiim ah uu dhex maray.Kulanka ayaa waxa uu ku saabsanaa: fahanka saxda ah ee laga qaadanayo hir-galinta shareeca
![]() |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|