Maxaa cusub maanta ?

(September 3, 2013)
Burco: Waxa ka socoday habeenadii la soo dhaafay masaaajidka Al-Madiina ee magaalada Burco Nadwo cilmiyeed diini ah Nadwadan oo ay soo qabanqaabisay Mu,asasada Al-Karam ee dacwada iyo horumarka xafiis

(September 2, 2013)
Minneapolis:-Waxaa Xalay lagusoo gabagaboobay Gobalka Minnesota mutamarkii 13-aad ee sanad laha ahaa ee ka dhici jiray Minneapolis convention Center, oo ay soo qaban qaabin jireen Golaha Imaamyadda Wa

(August 31, 2013)
Burco:-Xalay oo taariikhdu ahayd 22 shuwaal 1434 wafaqsana 30/8/2013 ayaa waxa laga bilaabay masaajidka al-madiina ee magaalada burco nadwo ciwaankeedu yahay :قل هذه سبيلي Al-Shabaab maxay ku qoonsadeen Sheekh Xasan Daahir Aweys [Dhagayso]
(August 15, 2013)
Baraawe:-Ilaa iyo intii ay ururka Al-shabaab ay ku khaarajiyeen degmad Baraawe ku xigeenkii ururka Al-shabaab Ibraahim Xaaji Jaamac Miicaad oo loo yaqaanay (Ibraahim Afgaani) iyo masuulkii Shuurada Ca

(July 6, 2013)
Norway:-Waxaan caawa idiin soo gudbineynaa Muxaadaro qiimo badan uu Sheekh Maxamed Cabdi Umal ka jeediyey Masjidka Al-Tawfiiq ee dalka Norway waxaana uu Sh.Umal uu muxaadaradiisa uga hadlay mowduuc mu

(July 2, 2013)
Copenhagen:-Sh Maxamuud Sh Xassan oo ka mid ah ducaad ku nool wadanka Danmark ayaa webab Soomaaliyeed Waxaa ay ka sameeyeen been abuur aan geed loogu soo gaban, been abuurkaas ayaa waxaa ay ku s

(June 19, 2013)
Nairobi:-Sheekh Maxamuud Maxamed Xaliike oo ka mid ah Culumada Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool ayaa socdaal ku yimid magaalada Nairobi waxaana uu muxaadaro ka j

(June 19, 2013)
Waxaa caawa oo ay taariikhu tahay 19/ 06/13 lagu soo gabagabeeyay Masjidka Imaamu Shaafici ee ku yaalay Johannesburg, dowradaan ayaa socotay mudo 3 habeen ah. Dowrada ayaa waxaa aqrinayey Sh. Maxamuud Khudbadii Jimcaha Masjidka Abu Bakar Sheekh Maxamed Cabdi Umal (Dhageyso)
(June 14, 2013)
Nairobi:Waxaan idiin soo gudbineynaa khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abubakar ee magaalada Nairobi waxaana khudbada maanta jeediyey Sheekh Maxamed Cabdi Umal waxaana uu sheekhu khudbadii uga hadlay xa

(June 4, 2013)
Leicester:-Magaaalad Leicester gaar ahaan iskuulka Crown Hills ayaa waxaa ka dhacday maalintii ay taariikhdu ahayd 27.05.2013 xaflad ayaa waxa qabtay iskuulka Lifechances Complementary School oo ah
![]() |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|