Maxaa cusub maanta ?
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2014/06/Shumal.jpg)
(June 14, 2014)
Garoowe:-Sheekh.Maxamed Cabdi Umal ayaa waxaa uu muxaadaro diini ah oo ku saabsan masuuliyada saaran qofka masuulka ah ka hor jeediyey xarunta baarlamaanka Puntland ee Garowe iyadoo ay soo xaadireen
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2014/06/sh-aden1.png)
(June 13, 2014)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abubakar Al-sadiiq ee magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya oo uu maanta jeediyey Sh Dr.Aadan Sh.Cali Saalax waxaa uu si wanaagsa
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2014/06/DSC05721.jpg)
(June 10, 2014)
Garoowe:-Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa caawa ka Jeedinaya Masjidka wey Al Hudaa ee Magaalada Garowe ee xarunta Puntland muxaadaro qiimo badan halkaas oo uu gaaray maanta Sheekhu allaha dhowree. Mux
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2014/06/DSC05543.jpg)
(June 9, 2014)
Garoowe:-Waxaa maanta si weyn oo aan bulshadu u kala harin haddii ay ahaan lahaayeen masuuliyiin iyo shacaba ay u ku soo dhaweeyeen magaada Garoowe Sh Maxamed Cabdi Umal iyo wafdi culimo ah oo saaka k Khudbadii Jimacaha ee Masjidka Al-Hidaaya Sh Dr.Maxamed Xasan (Dhageyso)
(June 6, 2014)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Khudbadii Jimacaha ee Masjidka Al-Hidaaya waxaa khudbadii maanta jeediyey Sh.Dr.Maxamed Xasan wuxuuna sheekhu ka hadlay ahmiyada ay leedahay sulxiga iyo in Muslim
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2014/06/Abu-Safiyyah.jpg)
(June 4, 2014)
Denmark:-Waxaa lagu faafiyey Mareegaha taageera kooxaha Islaamiyiinta gaar ah Jabahada Al-Nusra oo ka tirsan Ururka Al-Qacaaida qormo uu qoray Mid ka mid ah Dhibanayaasha kooxda Khawaarijta ee Daacish Ganacsatadda oo Su’aalo weydiiyey Sh Maxamed Cabdi Umal Qeybtii 2aad.[Daawo]
(May 27, 2014)
Hargeysa:-Sheekh.Maxamed Cabdi Umal ayaa waxaa weli uu ka wadaa magaalada Hargeyso duruus, muxaadaraad iyo towjiihaad kale duwan , Sh Maxamed Cabdi Umal ayaa waxaa kale oo kulan gaar ah la yeeshay gan Khudbadii Jimce ee Masjidka Al-hidaaya Sh.Dr Maxamed Xassan.[Dhagayso]
(May 23, 2014)
Nairobi:-Sheekh Dr Maxamed Xassan ayaa waxaa uu Khudbadii Jimce ka jeediyey Masjidka Al-hidaaya ee magaalada Nairobi isagoo uga hadlay Ducada iyo ahmiyadda ay uleedahay qofka muslimka ah, waxana uu
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2014/05/sh-aden.png)
(May 18, 2014)
Nairobi:-Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abubakar Al-sadiiq ee magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ayaa waxaa jeediyey Sh.Aadan Sh.Cali Saalax waxaa uu si wanaagsan uga hadlay Talo saarashada alle
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2014/05/promotion6.jpg)
(May 16, 2014)
Birmingham:-Maamulka Shabakadda Wararka Halgan .net ayaa tahniyad gaar ah waxay u dirayaan Sheekh.Cusmaan Cali Faarax oo darajada Diktooraa ka qaatay Jaamacadda Madiina Al-Caalamiya ee dalka Malesia
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|