Warar
Madaxweynaha JFS oo gaaray magaalada Beijing ee caasimadda dalka Shiinaha(September 3, 2024)
Beijing:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Beijing ee caasimadda dalka Shiinaha, halkaasi oo uu kaga qeyb Madaxweynaha Deni oo goobjoog ka noqday saxiixa heshiiska Mashaariicda Dhismaha, Wadada isku xirta Gobollada Puntland
(September 3, 2024)
Gaalkacyo:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta goobjoog ka noqday saxiixa heshiiska Mashaariicda Dhismaha, Dayactirka iyo horumarinta Wadada isku xirta Gobollada Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo lagu soo dhaweeyey magaalada Brussels
(September 1, 2024)
Garoowe:-Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor iyo wefti uu hogaaminayo oo safar shaqo kusoo gaadhay Qaarada Yurub ayaa lagu soo dhoweeyey Garoonka Diyaaradaha ee ma Madaxweynaha JFS oo magacaabay Lataliyaha arrimaha Ciidamada
(August 27, 2024)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Sarreeye Gaas Cabdullaahi Gaafoow Maxamuud in uu noqdo Lataliyaha arrimaha Ciidamada Qalabka Sida ee Ma Golaha Wasiirrada oo caawa soo saaray Qaraar ku saabsan Canshuuraha iyo Dakhliga Dalka
(August 21, 2024)
Muqdisho, Arbaco, 21 Agoosto 2024:- Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo caawa yeeshay kulan uu guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka So Taliska Booliska Mudug Gobolka Mudug oo qabtay xukumane ka tirsan Al-shabaab
(August 21, 2024)
Gaalkacyo:-Taliska Qaybta Booliska Mudug Gobolka Mudug oo kaashanaya Laamaha kaladuwan ee amnniga ayaa ku guulaystay inay gacanta kusoo dhigaan Xukumane Shabaab Abdirahman Awal maxamed (Siigayste) kaa Madaxweynaha DFS oo kulan la qaatay Madaxweynaha dalka Masar.
(August 14, 2024)
Qaahira:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta shir muhiim ah la yeeshay Madaxweynaha dalka Masar, Mudane Cabdulfataax Al-Siisi. Shirka, oo ka d Madaxweynaha Puntland oo kulan la qaatay qeybaha kala duwan ee bulshada Gaalkacyo.
(August 11, 2024)
Gaalkacyo:-Kulanka Madaxweynaha iyo Dadweynaha ayaa ahaa kulan is-xog-wareysi shacabkuna fursad u heleen in ay Madaxweynaha weydiinayeen su’aalo dhanka siyaasadda ah iyo kuwo ku saabsan qorshaha ho Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo daah furay todobaadka Naasnuujinta.
(August 4, 2024)
Garoowe:-Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa daahfuray todobaadka Naasnuujinta, sidoo kale Madaxweyne Ku-xigeenka ayaa Xarunta Wasaaradda Caafimaadka ka dhag Madaxweynaha JFS oo kulan la qaatay Laamaha amaanka ka dib xasuuqii ka dhacay Liido.
(August 3, 2024)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Ra'iisul Wasaaraha X.J.F.S, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa Guddoomiyey kulan deg deg ah oo ay isug
![]() |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|