Warar

Madaxweynaha Puntland oo ka tacsiyeyey dhalinyaradii lagu laayey xeebta Liido
(August 3, 2024)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo u tacsiyeeyay ehelada iyo qoysaska dadkii ku geeriyooday qaraxii caawa ka dhacay xeebta Liido ee magaalada Muqdisho. [ngg sr
Ciidanka Booliska Puntland oo gacanta ku soo dhigay eedaysane Maxamed Abshir Muuse
(August 1, 2024)
Boosaaso:-Ciidanka Amniga Puntland oo kaashanaya odayaasha beesha eedaysane Maxamed Abshir Muuse oo Magaalada Boosaaso horay ugu dilay 29-July-2024 Alle ha u naxariistee guddoomiye kuxigeenkii maamul
Raisulwaaraha DFS oo gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta KMG Jubaland
(July 30, 2024)
Kismaayo:-Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta garoonka diyaaradaha Sayid Maxamed Cabdille Xasan kusoo dhaweeyay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Jamhuuriyada Federaal
Madaxweynaha Puntland oo booqday xarunta la socodka Doorashada Puntland
(July 24, 2024)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa booqday xarunta la socodka Doorashada Goleyaasha deegaanka ee sadexda degmo ee Garoowe, Dangoroyo iyo Godob-jiiraan oo ku t
Madaxweynaha JFS oo bogaadiyey howlgalo lagu laayey Al Shabaab.
(July 24, 2024)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa bogaadiyey sida nafhornimada leh ee Ciidamada Qalabka Sida ay u wajaheen argagixisada soo weerartay deegan
Nadwo Cilmiyeed si Habsami leh uga socota magaalada Laascaanood (Daawo)
(July 23, 2024)
Laascaanood:-Waxaa maanta oo Talaadaa taariikhduna tahay 23/07/2024 ka bilaawday hoolka shirarka ee Waafi Nadwo cilmiyeed ay ka soo qeyb galeen qaar ka mid ah culumada Soomaaliyeed oo ka kala yimid d
Madaxweynaha JFS ayaa ayaa tacsi u diray qoyska Sheekh Cusmaan Xiddig
(July 20, 2024)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiranyo leh u diray qoyska, qaraabada, culumaa’udiinka iyo dhammaan ummada Soomaaliyeed ee uu ka b
Madaxweynaha Puntland oo si weyn loogu soo dhaweeyey degmada Dangoroyo
(July 19, 2024)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa siweyn loogu soo dhoweeyay degmada Dangoroyo ee Gobolka Nugaal. Madaxweynaha Dowladda Puntland M
Madaxweynaha Puntland Saciid Deni oo Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Ergayga cusub ee QM
(July 13, 2024)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Ergayga cu
Madaxweynaha dalka Jabuuti oo kulan la qaatay Hogaamiyaha Khaatumo State.
(July 8, 2024)
Jabuuti:-Hoggaamiye Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali oo booqasho shaqo ku jooga Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa maanta kulan la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti. Hoggaamiyaha a

« Previous PageNext Page »