Warar
Golaha Wasiirada DFS oo yeeshay kulankoodii toddaabadlaha ahaa.(April 4, 2024)
Muqdisho:-Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddaabadlaha ahaa, ayaa ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Amniga Gudaha ee Agaasimaha Hey’a Puntland iyo Itoobiya oo Heshiis dhinacyo badan taabanaya kala saxiixday.
(April 3, 2024)
Garoowe:-Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda Itoobiya, Danjire Mesganu Arga, ayaa magaalada Addis Ababa kusoo dhoweeyay wafdi wasiirro ah oo uu horkacayo Wasiirka Maaliyadda Puntland Maxamed Faarax Maxa Madaxweynaha Ku xigeenka Puntland oo daahfurey dhismaha waddada Birtadheer iyo Xaar-xaar .
(April 3, 2024)
Garoowe:-Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa maanta daah-furay wejiga 1-aad ee dhismaha Wadada Birta-dheer iyo Xaar-xaar, oo 5-ti Madaxweynaha Puntland oo kulan la qaatay wafdi ka socda Qaramada Midoobey
(March 31, 2024)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Wafdi ka socda Qaramada Midoobey oo ay hoggaaminayso Ergayga Qaramada Midoobey ee Madaxweynaha JFS oo saxiixay nuqulka rasmiga cutubyada dastuurka ee uu meelmariyay Baarlamaanka FS
(March 31, 2024)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay Nuqulka Rasmiga ah ee Wax-ka beddelka cutubyada 1aad, 2aad, 3aad iyo 4aad ee Dastuurka JFS, oo a Wareysi: Ansixinta dastuurka iyo mowqifka Puntland [Dhagayso]
(March 31, 2024)
Washington:-Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ansixiyey afarta cutub ee ugu horraysa dastuurka, kadib toddobaadyo ay socdeen doodo iyo wax ka beddelaad. Codka aqbaliyadda ee Baarlamaanku Sabtidii ku ansixi Qodobo ka soo baxay Shirka Golaha Wasiiradda ee dowladda Puntland.[Video]
(March 30, 2024)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Todobaadlah Madaxweynaha JFS oo ku bogaadiyey labada aqal ee Baarlamaanka ansixinta cutubyada 4-ta ah ee Dastuurka
(March 29, 2024)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku bogaadiyey Guddoonka iyo Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ansixinta qaby Ra’iisul wasaarihii hore JFS oo ka digay wax ka bedelka Dastuurka dalka.[Video]
(March 26, 2024)
Muqdisho:-Ra’iisul wasaarihii hore ee dowladda Federaalka Soomaaliya Xassan Cali Kheyre oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu ka hadlay wax ka bedelka Dastuurka dowladda Fed Puntland oo war ka soo saartay mowqifkeeda ku aadan wax ka bedelka Dastuurka JFS.[Video]
(March 25, 2024)
Garoowe:- Warmurtiyeed caawa ka soo baxay Madaxtooyadda Dowladda Puntland ayaa waxaa lagu cadeeyey mowqifka rasmiga ah ee Puntland ee ku aadan wax ka bedelka Dastuurka Dowladda Federaalka Soomaaliya o
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|