C/Shakuur Maxamuud Gurey oo ku geeriyooday shil gaari iyo Sh Cabdi Qani Qorane oo ku dhaawacmay

July 21, 2014 - Written by Editor

cabirashiiidGaroowe:-Allaha unaxariistee waxaa goor dhowayd shil gaari ku geeriyooday  Cabdi Shakuur Maxamuud Gurey oo ahaa Agaasimihii hay’adda daryeelka bulshada Puntland , Shilkaan gaari ayaa waxa uu ka dhacay deegaanka Rabaable oo qiyaastii 20 KM dhinac Koonfureed uga beegan magaalada Garowe. Shilka gaari ayaa waxaa kale oo uu dhaawac ka soo gaaraty Sh C/Qani Qorane oo ka tirsanaa guddiga dhismaha buundada Midigar, dhaawac Sh Cabdi Qani Qorane ayaa ah mid fudud sidda aan xogta ku helnay.Dhimashada ayaa waxaa la sheegayaa in ay gaarayso ilaa 8 qof ,dhamaan dadkii ku dhaawacmay shilka gaari ama ku dhintay ayaa waxaa  la soo gaarsiiyey Isbitaalka magaalada Garowe.

Wixii faafaahin oo ku saabsan shilka gaari ee ka dhacay Rabaable dib ayaa idinka soo gudbin doonaa insha Allaahu

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
July 2014
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online