Hay,ada Haro oo ciidsiin usamaysay in kabdan 50 Caruur agoon ah (Masawiro)

July 29, 2014 - Written by Editor

DSC00978Garoowe:-Hay’adda  Haro oo lagu yaqaan in ay sanadwalba usamayso caruuraha agoonta  ah iyo dadka aan waxba haysan ayaa waxay usamaysay 50 caruur ah oo agooma ah ciid siin heersare waxaana goobta ka hadlay Sh.faarax oo sheegay qiimaha ay leedhay deeqdaan oo kale waxaana uu ugu mahadceliyay dadaalka hayada haro waxaana uu dhanka kale ugu baaqay shirkadaha iyo haydaha kale in ay ku daydaan hay,ada Haro waxaana isna dhankiisa kahadlay Sh.Maxamed Xamari oo umahadceliyay hayada haro iyo dhamaan dadkii walaalaha ahaa ee soo aruuriyay kharashaad kaan .

Waxaana ilma walba oo agoon ah lasiiyay lacagdhan $30 waxaana dhamaan wajiyadooda laga dheehan karay farxad iyo raynrayn maadaama aysan malaynayn deeqdaan.

no images were found

Nuur Jaamac Aadam
Mu,asasada Alminhaaj
Garowe

Leave a comment

*

Archives
July 2014
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online