Hay’adda HARO oo barnaamij anfurin ah u sameysay in ka badan 300 qof (Masawiro)

July 26, 2014 - Written by Editor

IMG_1238Garoowe:-Mashruucaan afurinta dadka masaakiinta ayaa ah waxaa ay ka bilowday magaala Garowe bisha soon, iyadoo goobta afurinta lagu qabtay dugsiga alxikma. Sh. Yaasiin C/llaahi oo ah wakiilka hay’ada HARO ee Puntland ayaa waxa uu sheegay in ay aad u mahadsan yihiin dadkii isku howlay in ay dadka walaalahood ah ay u soo dhiibaan wax ay ku afuraan ayna muhiim tahay in dadkaas loo duceeyo.

Waxa uu Sheekha yaa intaasi ku daray in daddkaas soo dhiibay lacagaha in ilaah uu ka ajar siiyo uguna bedelo wax ay ku farxaan.Sheekh Yaasiin ayaa waxaa kaloo uu sheegay in afurinta ay ka wadaan xabsiga wayn ee magaalada Garoowe, xarumaha barkacayaasha iyo makhaayado dad gaar ah lagu afuriyo kuwaas oo aan soo gaari Karin goobta afurinta.

no images were found

Hay’adda Haro
Garoowe,Somalia

Leave a comment

*

Archives
July 2014
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online