Madaxweynaha Dowladda Puntland oo xariga ka jaray Buundada Midigar ee duleedka tuulada Sunojiif.[Masawiro]

July 31, 2014 - Written by Editor

DSC06648Garoowe:- Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Gaas ayaa waxaa uu xariga ka jaray  Buundada Midigar ee duleedka tuulada Sunojiif iyadoo mudo 5 bilood ah ka hor go’day waxaana illah mahadiis ah in maantay lagu guulaystay dhamays tirka buundadaan  waxaan goobta xarigj arka ee  buundada goob joog ka ahaa madaxweyne Gaas kuxigeenkiisa mudane Camey wasiiro xildhibaanno gudoomiyaha gobolka Nugaal, Duqa degmada Garoowe.

Gudiga dhismaha buundooyinka oo uu hogaaminayay sh.maxamuud xaaji yuusuf, islaan ciise islaan maxamed iyo culima awdiin waxaana ugu horayntiiba koobta ka hadlay gudoomiyaha ganacsatada howsha dhismaha buun dooyinka looxilsaaray waxaana uu cadeeyay in ay aad ugu faraxsan yihiin isagoo uduceeyay dhamaan in tii ka howl qaadatay dhismaha buundadaan isgoo sheegay inay buundadaan dhan tahay 82mtr leedahayna 12 dalool oo biyuhu kagalaan

Waxaa hadalka lagu soo dhaweeyay gudoomiyaha gudiga dhismaha buun dooyinka Sh.maxamuud xaaji yuusuf oo goobta kasoo jeediyay hadalo qiiro xanbaarsan waxaana ka mid ahaa hadaladii sheekha umudu waxay u baahan tahay illaahood oo qura iyo in ay isku duubnaadaan wax walbana waa qabsan karaan waxaana uu sheekhu xusan dhaqaalihii goobtaan ku baxay in ay garayso $900.000 waxaana ilaah mahadiis ah in dhamaan ay bixiyeen dadka iyo dowladda DHUL UDUG   Isagoo madaxda dowladda oo uu ugu horeeyo Prof Abdi wali Maxamed Cali Gaas in ay dadka u horseedaan tilaabdaan oo kale  kuna amaanan yihiin go,aankii geesi nimada lahaa ee uu qaatay madaxweyne Gaas .

Waxaa ugu danbayntii lagu soo dhaweeyay madaxweyne Gaas waxaana madaxweynaha oo wajigiisa laga dheehan karay farxad iyo rayn rayan sheegay in tilaabdaan ay farxad galinayso cidwalba oo jecel horumarka waxaana uu u mahad celiyay cid walba oo gacan ka gaysatay dhismahaan waxaana madaxweynha uu soo jeediyay talo ah in waxwalba la wada qabsado si wadajirah.

no images were found


Nuur Jaamac
Mu’ssadda Al-Minhaaj

Leave a comment

*

Archives
July 2014
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online