Mu,assada Safa oo shir ku qabatay Markazka Dacwada ee Ibnu Baaz ee magaalada Muqdisho.[Masawiro]
(August 25, 2014)
Muqdisho:-Waxaa lagu qabtay Markazka Dacwada ee Ibnu Baaz ee magaalada Muqdisho shir muhiim ah oo ay ka soo qeyb galeen maamulada xaafadaha iyo qaar ka mid ah xubnaha guud ee Safa kaasoo looga tashana
Wafdi ka socda ururka IGAD oo gaaray magaalada Kismaayo
(August 25, 2014)
Kismaayo:-Waxaa dhawaan gaaray magaalada Kismaayo ee xrunta Gobolka Jubada Hoose wafdi ka socda ururka IGAD oo uu hogaaminayo wakiilka IGAD u qaabilsan Soomaaliya Maxamed Cabdi Affey. Wafdiga IGAD aya
Muxaadaradii القول البديع في مسائل الهجر والتديع Sh Cabdinaasir Xaaji Axmed. [1-6 Daawo Video]
(August 25, 2014)
Laascaanood:-Waxaa idiin soo gudbinaynaa muxaadaro uu ka jeediyey magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool Sh. Cabdinaasir Sh Axmed oo ka mid ah culimada waaweyn ee dalka Soomaaliya ee hadda ku n
Ciidanka DFS iyo Kuwa AMISOM oo la wareegay gacan ku haynta magaalada Tiyeglow
(August 25, 2014)
Muqdisho:-Wararka naga soo gaaraya Gobolka Bakool ayaa sheegaya in cidamo ka tirsan DFS oo kaashanay kuwa Itoobiya ee AMISOM ku biiray in ay qabsadeen Degmada Tiyeglow ee gobolka Bakool. Guddoomiye ku
Dugsi Sare oo laga furay Tuulada Qarxis ee Degmada Eyl (Masawiro)
(August 25, 2014)
Garoowe:-Waxaa markii ugu horeysey laga furay Tuulada qarxis Dugsi sare oo ay Tuuladu yeelato, arrintan oo ay aad usoo dhaweeyeen dadweynaha ku dhaqan, deegaankaas. Qarxis: waa Tuulo ka tirsan Degm