Mu,assada Safa oo shir ku qabatay Markazka Dacwada ee Ibnu Baaz ee magaalada Muqdisho.[Masawiro]

August 25, 2014 - Written by Editor

SAMSUNG CAMERA PICTURESMuqdisho:-Waxaa lagu qabtay Markazka Dacwada ee Ibnu Baaz ee magaalada Muqdisho shir muhiim ah oo ay ka soo qeyb galeen maamulada xaafadaha iyo qaar ka mid ah xubnaha guud ee Safa kaasoo looga tashanaye sidii loo dardargelin lahaa howlaha dacwada Goballada hoos yimaado Mu,assada Safa.Ugu horeyntii waxaa la is dhaafsaday warbixin kooban oo ku saabsan dacwada xaafadaha magaalada Muqdisho waxaan intaas ka dib kulanka laga soo jeediyey kalimado dhiiri gelin iyo is caraadin. Shirka Mu,assada Safa ayaa wuxuu kusoo gabagaboobay si nabad ah iyo ragii oo nashaad iyo xamaasad isku balansaday.

no images were found



Mu,assada Safa
Muqdisho,Somalia

Leave a comment

*

Archives
August 2014
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online