Col.Bare Aden Shire Hiiraale oo gaaray magaalada Muqdisho

August 30, 2014 - Written by Editor

bareMuqdisho:-War hada na soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Col.Bare Hiiraale uu soo gaaray magaalada Muqdisho waxaana socdaalkiisa weheliyey wasiiro ka tirsan DFS.

Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ayaa waxaa ku soo dhaweeyey Col.Bare aadan Shire Hiiraale masuuliin ka tirsan labada gole ee DFS iyo madax ka tirsan gobalka Banaadir.

Col.Bare Hiiraale iyo ciidamadiisa ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose wuxuuna in mudo ah ku sugnaa  deegaanka Goob-weyn ee duleedka magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose.

Col.Bare Hiiraale iyo wasiirka arimaha gudaha ayaa la filayaa in ay shirjaraa,id ku qabtaan magaalada Muqdisho waxaana Bare uu la kulmi doonaa isla caawa Raisulwasaaaraha DFS Cabdi weli Sheekh .

C/Casiis Maxamed
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
August 2014
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online