Madaxweynaha dalka Djibouti oo isku day dil ka badbaaday

August 26, 2014 - Written by Editor

geeleMuqdisho:-Wararka ka imanaya Djibouti ayaa sheegaya in ay  toogasho ka dhacday garoonka diyaaradaha ee Djibouti, xili uu madaxweynaha dalka Djibouti Ismail Cumar Geele uu ka soo degayey  garoonka Diyaaradaha ee dalka Djibouti

Toogashadan ayaa waxaa geystay askari ka mid ah ilaalada Garoonka Diyaaradaha waxaana ku dhaawacmay  Dr Idiris Cabdi Galab oo ahaa dhaqtarka gaarka ah ee Madaxweyne Geele iyo Sarkaal sare ka tirsan ilaalada gaarka ah ee Madaxweynaha dalka Djibouti.

La taliyaha dhinaca warfaafinta ee Madaxweynaha Djibouti Najiib Cali Tahir oo la hadlay saxaafada  ayaa  sheegay in madaxweynu uu goobta ka baxay toban daqiiq ka hor inta aan toogashadan aysan dhicin wuxuuna sheegay in asakariga rasaasta furay iyo Dr Idiris Cabdi Galab  uu khilaaf u dhexeeyey.

Wargeysyada ka soo baxa dalka Faransiiska ayaa sheegay in Madaxweynaha dalka Jabuuti uu ka badbaaday shirqool lagu khaarajin lahaa

C/Casiis Maxamed
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
August 2014
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online