Socdaalkii dheeraa ee uu Sh. Umal ku tegay dhulka Soomaalidu degto oo laga waraystay.[Daawo Video]

August 6, 2014 - Written by Editor

umalNairobi:-Sh. Maxamed Cabdi Umal, ayaa  taleefishinka Somalichannel, uga warramay arrimo badan oo xiiso leh. Sheekha, oo toddobaadkan marti ku ahaa barnaamijka wacyi ee Somalichannel, ayaa wariha barnaamika Maxamuud Dulyadeyn, waxa uu uga warramay waxa ku dhaliyey safarkii dheeraa ee uu dhawaan sheekhu ku tagay dhul badan deegaanno badan oo Soomaalidu deggen tahay. Sheekh Umal, ayaa waxa uu ka sheekeeyey waxyaabihii uu la soo kulmay inuu ku guda jiray safarkii dheeraa ee uu dhawaan ku soo maray deegaanno ka mid ah dhulka ay Soomaalidu degto.

Hoos ka Daawo wareysiga  Sh Maxamed Cabdi Umal

Source:- Somalichannel

Leave a comment

*

Archives
August 2014
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online