Ardayda College Sahal SoftWare oo u Fadhistay Imtixaankii Computer Science.[Masawiro]

March 29, 2015 - Written by Editor

IMG_0362Laascaanood:- Ardayda wax ka barata College Sahal Software ee aqoonta sare ee Computer Sceince iyo Technolgyada  ayaa waxaa ay u fadhiisteen Imtixaankii Computer Sceince ka .  Guud ahaan waxaa Imtixaanka u fadhiistay qaybaha kala duwan ee ardayda wax ka barata College ka Sahal Software  , iyadoo Imtixaanku uu ka kooban laba qaybood oo kala ah mid Qoraal iyo Mid Shaqo Practical ah(la qabanayo ) .

Maaamulaha guud ee College kan Eng. Maxamed Jaamac Sahal ayaa ka war bxiyay xaalada Imtixaaanka iyo ardayda u fadhiisatay Imtixaanka , Maamule Eng. Maxamed Jaamac Sahal wuxuus sheegey in College kani  uu yahay College balaadhan oo bixiya aqoonta heer sare ee Acamdemy Computer iyo  , iyadoo uu College ku uu leeyahay Faracyo kala duwan qaar ka mid ah gobollada dalka Somalia.

Sidoo kale wuxuu sheegey Eng. Maxamed Jaamac Sahal ay bixiyaan Koorosyo badan oo tiro ahaaan dhaafay Sideed Cource oo lagu baranayo heer sare (Proffesinal ah).

 ‘Sahal Software , Waa College wayn oo ay wax ka barataan arday badan oo ah  qaybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan magaalada Laascaanood iyo nawaaxigeeda, Waxaanu bixinaa Cource yo badan ay ugu muhiimsan tahay Sagaal Cource oo qaybaha ugu muhiimsan ee Cilmiga Computerka  , waxaanu soo saarnaa arday tayo badan oo u leh aqoon buuxda dhinaca Computer iyo faracyadiisa Aqooneed. Waxaan bulshada  u haynaa aqeedyo kala duwan oo xaga aqoonta ah ayuu yidhi Maamulaha College ka Sahal Software .

Sidoo kale wuxuu intaa ku daray :’ Waxaanu bulshada ku baaqaynaa inay ka faa’idaystaaan Cource yada kaladuwan ee aanu u hayno ,  si ay ula Jaan qaadaan nolosha Casriga ah ee maanta dunidu ku nooshahay ayuu ku darya En Maxamed Jaamac Sahal

Ugu danbayntiii Sahal Software Waa College ka ugu wayn ee laga barto aqoonta Cilmiga Computerka , Wuxuuna soo saaraa arday tayo badan o aqon buuxda u leh Cilmiga Computerka .

no images were found

Mawliid Isma Haradigeed
Halgan.net,Somalia

Leave a comment

*

Archives
March 2015
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online