Mutamarkii Jaaliyada Soomaaliyeed ee Australia oo bilaabaneysa 25Dec 2015
December 24, 2015 - Written by Editor
Dhamaan Jaaliyada Soomaaliyeed iyo Guud ahaan Muslimiinta ku nool wadanka Australia Waxaa loogu bishaaraynayaa inuu dhicidoono maalmaha Jimcaha,Sabtida iyo Axada December 25,26,27/2015. Mu’tamarkii uu soo qaban qaabin jiray Masajidka AMSSA. Ee Magaalada Melbourne.
Mu’tamarka Sanadkan ayaa Waxaa ka soo qayb galayo Culimada ka la duwan oo ay ka mid yihiin
1-Dr Sheikh Abdirahman Sh Omar Imaamka Masajidka Abu-Bakar Assadiq ee Minnrapols. Ahna Gudoomiyaha Golaha Shurada ee Majliska
2-Sh Abdullahi Nuur (Abul-Fadli) Imamka Masjidu Al-Sunnah ee Magaalada St. Paul ee Gobalka Minnesota. Iyo Culimo kale oo reer Australia ah
Wixii faah faahin dheeraad ah waxaad kala xiriirtaa maamulka Mu’assada AMSSA.
Mu’assada AMSSA.
Australia
Halgan.net

.gif)

